Talaado 06 Jan 2026 {HMC} In ka badan 25 kun oo qof ayaa caawa bannaanbaxyo looga soo horjeedo nidaamka kacaanka iyo xaaladda nololeed ee Iiraan waxay ka wadaan magaalada istaraatijiga ah ee Abdanan ee koonfur-galbeed dalka Iiraan.
Wariyeyaasha maxalliga ah laga soo xigtay magaaladan oo ka mid ah kuwa ugu muhiimsan ee ay ku yaalaan warshadaha lagu sifeeyo shidaalka inay ku dhowdahay inay ka baxdo gacanta dawladda Iiraan oo ay la wareegaan dadka mudaharaadaya.






