Arbaco 7 Jun 2026 {HHC} Sucuudigu waxa uu guud ahaan meesha ka saaray maamulkii gooni u goosadka ahaa ee Yemen.
Maanta waxa uu u yeeray hogaamiyaha Suudaan. Isla maanta waxa uu diray wasiirkiisa arrimaha dibada Maraykanka miiska waxaa saaran arrimaha Soomaaliya iyo Sudan.
Taliyaha NISA ayaa Sucuudiga ku sugan waxaana dhawaan u safraya madaxweynaha Soomaaliya.
Sucuudigu waa ka soo daahay siyaasada balse hada waxa uu qaadanayaa kaalintiisa, sidoo kale waxaa dhamaan dalalka Muslimiinta qatar u arkaan siyaasada Imaaraadka ee lagu burburiyay wadamo badan oo Muslimiin ah.






