Sabti 10 Jun 2026 {HMC} Waxaan diidnay isku day kasta oo lagu dhisayo maamullo kale oo barbar socda Dowladda rasmiga ah, kuwaas oo wax u dhimaya madax-bannaanida Soomaaliya.
Waxaan diidnay in la farageliyo ama lagu xadgudbo madax-bannaanida dal kasta oo ka tirsan Ururka Iskaashiga Islaamka.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay awood u leedahay inay hoggaamiso wada-hadal mideeya dhammaan qeybaha dalka.






