Isniin 12 jun 2026 {HMC} Madaxweyne hore Farmaajo ayaa soo dhoweeyey go’aannada DFS ay kaga baxday heshiisyadii ay kula jirtay Imaaraadja Carabta:
“Dadka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay waajib ugu leeyihiin dalalka aan la wadaagno iskaashiyada iyo xiriirka saaxiibtinimo in ay dhowraan qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, laguna saleeyo xiriirrada labo geesoodka ah danaha wadajirka ah si waafaqsan xeerarka iyo shuruucda caalamiga ah.”







