spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Sirdoonka Turkiga oo Fashiliyay Weerar gaadmo ah oo Lagu qaadi rabay Dalka...

Sirdoonka Turkiga oo Fashiliyay Weerar gaadmo ah oo Lagu qaadi rabay Dalka Iran.

0
35

Arbaco 14 jun 2026 {HMC} Kooxo hubeysan oo ka tirsan Kurdiyiinta ayaa maalmahan isku dayay inay ka gudbaan xadka u dhexeeya Dowladda Ciraaq iyo Iiraan. Hase yeeshee, ka hor inta aysan kooxahaasi gudaha u gelin dhulka Iiraan, waxaa dhaqdhaqaaqooda ogaaday hay’adda sirdoonka Turkiga, taas oo si degdeg ah ula wadaagtay ciidanka Iiraan.

Arrintaas ayaa ku qasabtay Ilaalada Kacaanka Iiraan inay qaadaan tallaabo militari, iyagoo dagaal toos ah la galay kooxaha Kurdiyiinta ee hubeysan, kuwaas oo ugu dambeyn dib looga riixay aagga xadka, sida ay maanta werisay wakaaladda wararka ee Reuters.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here