spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweynaha Al Jeeriya Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Wasiir Farah.

Madaxweynaha Al Jeeriya Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Wasiir Farah.

0
12

Khamiis 15 jun 2026 {HMC} Madaxweynaha Al Jeeriya Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Farah Sheikh Abdulkadir Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ahna Wasiirka Waxbarashada XFS, kaasoo farriin uu ka siday Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay Madaxweyne Tebboune.

Kulanka waxaa ka soo qayb galay Mudane Boualem Boualem, Agaasimaha Golaha Wasiirada ee Madaxtooyada; Mudane Amar Abba, La-taliyaha Madaxweynaha ee u qaabilsan Arrimaha Diblomaasiyadda iyo Mudane Mohamed Seghir Saadaoui, Wasiirka Waxbarashada Qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here