spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Itoobiya oo qabatay rasaas ay Eritrea u dirtay jabhado ka dagaallama gobolka...

Itoobiya oo qabatay rasaas ay Eritrea u dirtay jabhado ka dagaallama gobolka Amxaarada.

0
25

Khamiis 15 jun 2026 {HMC} Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa sheegay in ay qabteen rasaas ay Eritrea u dirtay jabhado ka dagaallama gobolka Amxaarada ee Itoobiya.

Eeddaas ayay Eritrea si adag u beenisay, iyadoo ku tilmaamtay sheeko aan sal lahayn oo Itoobiya ku doonayso inay u adeegsato marmarsiyo bilowga dagaal, sida ay maanta werisey Reuters.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here