spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Shirka Amniga Puntland oo laga soo saaray Qodobo Xasaasi ah.

Shirka Amniga Puntland oo laga soo saaray Qodobo Xasaasi ah.

0
23

Sabti 17 jun 2026 {HMC} Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Amniga Puntland, oo ay ka qeybgaleen Wasaaradda Amniga, Saraakiisha Ciidanka iyo Madaxtooyada.

Kulanka ayaa looga hadlay Amniga iyo Difaaca Puntland, iyadoo Ciidanka lagu boggaadiyey Hawlgalkii Hillaac ee Calmiskaad ee dhammaadka maraya iyo Diyaar-garowgooda Halwgalka Onkod ee Calmadow oo isna bilowmaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here