spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Trump oo u Hanjabay Wadamada Ciidanka Geeyay jasiiradda Greenland.

Trump oo u Hanjabay Wadamada Ciidanka Geeyay jasiiradda Greenland.

0
16

Sabti 17 June 2026 {HMC} Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa dalalka Yurub gaar ahaan Faransiiska, Ingiriiska , Jarmalka, Netherlands, Denmark, Norway, Sweden iyo Finland, wuxuu maanta ugu hanjabay inuu saari doono canshuur 10% ah , haddii aysan taageerrin qorshaha uu ku doonayo jasiiradda Greenland ee hoostagta Denmark inay noqoto meel uu Mareykanka xukumo,

Iyadoo ay dalalkan ciidammo u direen jasiiradan, balse mar kasta oo ay ku adkeystaan inaysan jasiiradan ku soo wareejin Mareykanka, wuxuu Trump sheegay inay canshuurta ku kordhi doonto, sida ay werisey Reuters oo xiganaysa qoraal uu Trump baahiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here