spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Dowladda Djibouti ayaa baajisay ku dhawaad 1,400 baasaboor oo Somaliland ah.

Dowladda Djibouti ayaa baajisay ku dhawaad 1,400 baasaboor oo Somaliland ah.

0
50

isniin 19-Jun 2026 {HMC} Dowladda Djibouti ayaa baajisay ku dhawaad 1,400 baasaboor oo ay lahaayeen salaadiin, xildhibaanno iyo wariyeyaal reer Somaliland ah, kadib markii ay si ula kac ah aflagaado ugu geysteen shacabka iyo Madaxweynaha Jamhuhriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Mas’uuliyiinta dowladda ayaa sheegay in tallaabadan ay qayb ka tahay ilaalinta xasiloonida iyo sharciga, iyagoo shacabka ku booriyay in ay ka fogaadaan faafinta warar aan la xaqiijin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here