spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Booliska Dhuusamareeb oo Ganata ku dhigay shan Edeysane.

Booliska Dhuusamareeb oo Ganata ku dhigay shan Edeysane.

0
28

Talaado 20 Jun 2025 {HMC} Taliska Qaybta Guud ee Booliska Galmudug, gaar ahaan Taliska Booliska Caasimadda Dhuusamareeb, ayaa gacanta ku soo dhigay shan (5) eedaysane, kuwaas oo ku eedaysan fal dhaawac naxariis-darro ah oo loo geystay dhibane Ibraahim C/nuur C/qaadir, oo ahay arday jaamacadeed isla markaana macallin iskuul ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here