Ciidamada dowlada oo dib ula Wareegay deegaanka KUDHA.

0
20

Khamiis 22-Jun 2026 {HMC} Ciidamadama Jubbaland iyo Ciidan Danab Oo Sirasmi ah Hada Gacanta Ugu dhigay Magaalo Xebedka KUDHA Ee Degmada Badhaadhe.

Ciidanka ayaa Saaka Magalada Dhowr Jiho kaweraray Halkaas Oo maleshiyada Khawrijta kusugnayen 24 sac wax kayar.

Waxayna ciidanka gacanta kudhigeen Qeybo Kamid maleshiyada oo ay meel kabaxan wayeen kadibna Ciidamada isku dhiibay.
Ugu dambayn Mardhow waxa naga sugtan Fahfaahin intaa kabadan oo aan idin sogudbino.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here