Khamiis 22-Jun 2026 {HMC} Dowladda Federaalka ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in deegaanka Kudha o ay gacanta ku hayaan Ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland, iyadoo la dilay in ka badan 100 xubnood oo ka tirsan AS.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka xoogga gaar ahaan guutada Danab iyo Askarta Jubbaland ay iska kaashanayaan sugida Amniga Kudhaa.
Hoos ka akhriso Bayaanka Wasaaradda




