Jimco 23 Jun 2025 {HMC} Gudoomiyaha degmada doolow oo kormeer ku sameenayay xuduudaha sadax xagalka ah ayaa maanta booqasho ogu tagay qaar ka mid ah ciidanka itoobiya ee saaxiibada ah una taagan har iyo habeen ilaalinta amniga guud ee xuduuda si ay oga hortagaan khataraha cadowga,
islamarkaasna ay tallaaba degdeg ah oga qaadaan cid kaste oo carqalad ku ah amniga iyo xasiloonida.
Gudoomiyaha ayaa ciidanka itoobiya oga mahadceliyay dadaaladooda naf hurnimada leh ee ay ku garab taaganyihiin shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan xuduudaha iyo gudaha dalka.






