spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Madaxweyne Joe Biden oo ku tilmaamay waxa ka socda Minneapolis wax sharciga...

Madaxweyne Joe Biden oo ku tilmaamay waxa ka socda Minneapolis wax sharciga Maraykanka baalmarsan.

0
22

Arbaco 28 Jun 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee Maraykanka Joe Biden ayaa ka hadlay xarigga iyo masaafurinta muhaajiriinta ee ka dhacday Minneapolis, isaga oo sheegay in dhacdooyinka toddobaadyadii u dambeeyay ay ka hor imanayaan mabaadi’da aasaaska u ah dalka.

Waxa uu yidhi Maraykanku ma aha waddan muwaadiniintiisa lagu toogto waddooyinka, mana aha mid oggolaanaya in dad lagu silciyo ama lagu cadaadiyo ku dhaqanka waxyaabaha uu Dastuurku u oggol yahay inay sameeyaan.

Hadallo u muuqday kuwo si dadban loogu jeediyay Donald Trump, ayuu Mr. Biden ku sheegay in aanu jirin hal qof, xitaa madaxweynaha, oo burburin kara qiyamka iyo himilooyinka Maraykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here