spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Booliska Magaalada Beledweyne oo qabtay saddex Eedeysane oo Tacaddi kula kacay Gabar...

Booliska Magaalada Beledweyne oo qabtay saddex Eedeysane oo Tacaddi kula kacay Gabar Soomaaliyeed.

0
18

Axad 1 Feb 2026 {HMC} Ciidamada Booliska Magaalada Beledweyne ayaa ku guuleystay inay gacanta kusoo dhigaan saddex eedeysane oo ku eedeysan fal tacaddi ah oo ka dhan ah gabar Soomaaliyeed, kaas oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada maalmihii la soo dhaafay.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Saldhigga Booliska Beledweyne, eedeysanayaashan ayaa lagu soo qabtay eed la xiriirta qodobka 398 ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, kadib markii lagu arkay muuqaal muujinaya falal wax u dhimaya karaamada iyo xuquuqda gabadha dhibbanaha ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here