spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Itoobiya iyo Sacuudi Carabiya oo Yeeshay wadahadallo heer sare ah.

Itoobiya iyo Sacuudi Carabiya oo Yeeshay wadahadallo heer sare ah.

0
16

Isniin 2 Feb 2026 {HMC} Itoobiya iyo Sacuudi Carabiya ayaa ku heshiiyay in ay xoojiyaan xiriirkooda laba geesoodka ah, ka dib wadahadallo heer sare ah oo dhexmaray Wasiirrada Arrimaha-dibedda labada sal.

Wada-hadallada ayaa sidoo kale looga hadlay nabadda iyo amniga gobolka, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray horumarinta xasilloonida Geeska Afrika,

Waxaana gabagabadii kulank la isla meel-dhigey in ay si dhow uga wada shaqeeyaan taageeridda nbadda iyo xasilloonida gobolka, sida ay werisey wakaaladsa ENA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here