spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS DFS oo nasiib darro ku tilmaamtay dib u dhaca ku yimid safarka...

DFS oo nasiib darro ku tilmaamtay dib u dhaca ku yimid safarka Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

0
32

Talaado 3 Feb 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay in weli ay fidsan tahay gogosha loogu baaqay Maamulada Jubbaland iyo Puntland oo qeyb ka ah Golaha Mustaqbalka.

Dowladda waxaa ay nasiib darro ku tilmaamtay dib u dhaca ku yimid safarka Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here