spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Ruushka oo 500 oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo boqollaal gantaal ku...

Ruushka oo 500 oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo boqollaal gantaal ku weerarray Ukraine.

0
6

Sabti, 07 Feb 2026 {HMC} Ruushka ayaa maanta , 500 oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo boqollaal gantaal ku weerarray Ukraine.

iyadoo weerarradan lagu beegsaday xarumaha tamarta korontada,taasoo dhalisay in guud ahaan ay korontadu ka go’do dalka Ukraine,

halka weerarkan uu dhaliyay inay Poland oo daris la ah Ukraine gasho heegan illaa xataa ay qaylo dhaan u dirsatay NATO, si ay uga difaacaan diyaaradaha iyo gantaallada uu Ruushka ku weerarray meel kasta oo ka mid ah dhulka Ukraine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here