spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Gaarigii ay miinooyinka ku dhigi jireen Kooxda As oo Duqeyn lagu Bur...

Gaarigii ay miinooyinka ku dhigi jireen Kooxda As oo Duqeyn lagu Bur buriyay.

0
268

Axad 15 Feb 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa Sheegtay in ay duqeyn ku bur buriyeen gaarigii ay As u adeegsan jireen dhista miinooyinka.

qoraal iyo Sawir lagu baahiyay barta facebook ee wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ayeey ku sheegtay Dowldda Federaalka Soomaaliya.

Gaarigii ay Khawaarijtu u adeegsanayeen dhigista miinooyinka oo lagu burburiyey duqeyn qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamka, deegaanka Daaru Salaam ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here