spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya iyo Mucaaradka oo Shir u Furmay.

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya iyo Mucaaradka oo Shir u Furmay.

0
22

Talaado 17 Feb 2026 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda mucaaridka oo ay hoggaaminayaan Siciid Cabdillaahi Deni, Axmed Madoobe, Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Khayre ayaa shir uga furmay Hootel-ka Decale ee magaalada Muqdisho kaas oo ku yaalla gudaha garoonka Aadan Cadde.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlaya sidii loo qaban lahaa doorashada Soomaaliya iyo sidii looga doodi lahaa qodobada laysla diiddan yahay ee lagu kala aragtida duwan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here