spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Facebook, TikTok ayaa laga joojiyay Dalka Gabon.

Facebook, TikTok ayaa laga joojiyay Dalka Gabon.

0
3

Khamiis 19 Feb 2026 {HMC} Facebook iyo TikTok ayaa laga joojiyay Gabon “ilaa amar dabe dambe” ka dib markii maamulka warbaahinta qaranka Afrikada dhexe uu ku eedeeyay baraha bulshada inay daabacaan waxyaabo hurinaya colaadaha iyo kala qaybsanaanta bulshada. Sida ay Warisay Wakaalada wararka AFP.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here