spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Diyaarad dagaal oo nooceedu yahay F-16 ayna leeyihiin ciidanka Turkiga ayaa burburtay.

Diyaarad dagaal oo nooceedu yahay F-16 ayna leeyihiin ciidanka Turkiga ayaa burburtay.

0
211

Arbaco 25 Feb 2026 {HMC} Diyaarad dagaal oo nooca F-16 oo ay leeyihiin ciidanka Turkiga ayaa xalay ku burburtay waddada magaalada Balıkesir, waxaana ku geeriyooday duuliyihii, iyadoo aan wali wax faahfaahin ah laga bixin , sababta ka dambeysay burburka diyaaraddo iyo waxa u suragelin waayay duuliyaha inuu ka boodo diyaaradan ka hor inta aysan dhulka ku soo dhicin.

Isla xalay, waxaa la soo weriyey diyaarad ay leedahay shirkadda Turkish Airlines oo Istanbul ka baxday kuna socotay Baqdaad, inay si deg deg ugu soo laabatay garoonka diyaaradaha Istanbul, markii ay waxyar ku jirtay hawada, lama sharrixin dhacdooyinkan isku soo beegmay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here