spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Qaraxyo ayaa laga soo sheegay caasimadda Baxreyn.

Qaraxyo ayaa laga soo sheegay caasimadda Baxreyn.

0
22

Sabti  28 Feb 2026 {HMC} Wariyeyaal ka tirsan wakaaladda wararka ee AFP oo ku sugan dalka Baxrayn ayaa sheegay in ay maqleen qaraxyo ka dhacay magaalada Manama ee caasimadda dalkaasi.

Waxay timid ka dib markii wasaaradda arrimaha gudaha Baxrayn ay ku sheegtay digniinno isdaba joog ah oo ay kusoo saartay barta X in seeriga degdegga ah la maqlay. Waxa ay sidoo kale ku boorrisay dadka deegaanka in ay is dejiyaan oo ay u jiheystaan ​​meesha ugu dhow ee nabdoon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here