Iiraan oo Gacanta ku dhigtay Ciidamo Mareykan ah.

0
245

Axed 8 March 2026 {HMC} Warkan waxaa xaqiijiyey Cali Larijani, Xoghayaha Ammaanka Qaranka Iran. Maalmihii ugu danbeeyey waxaa jiray warar isa soo tarayey oo sheegaya in ciidamo Mareykan ah shirqool loogu dhigay xudduudda Iran iyo Ciraaq ayaga oo raba in ay u tallaabaan oo hawlgal ka fuliyaan dhanka Iran.

“Waxaan haynaa maxaabiis dhowr ah, waxaana laynay askar badan oo Mareykan ah, laakiin sidii Mareykanka looga bartay way ka beensheegayaan oo markii waqti ka soo wareego bay rabaan in ay yiraahdaan shilal bay ku dhinteen,” sidaas waxaa daqiiqado kahor yiri Cali Larijani.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here