Qaraxyo laga maqlay caasimada Suuriya.

0
6

Sabti 4 April 2026 {HMC} Sida uu baahiyay taleefishka dowladda Suuriya, waxaa qaraxyo laga maqlay magaalada Dimishiq ee caasimada Suuriy iyo baadiyaha magaaladaasi goor hore Sabtidii maanta ahayd.

Waxa sababay lama yaqaan, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Reuters.

Qaraxyada ayaa laga yaabaa inay ahaayeen natiijada difaacyada kahortaga ciidamada cirka Israa’iil ay ku qabanayeen gantaalada Iiraan, sida uu sheegay taleefishinka dowladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here