Trump oo codsaday kordhintii ugu weynd ee miisaanidda difaaca.

0
9

Sabti 4 April 2026 {HMC} Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa ka codsaday Aqalka hoose ee Baarlamanka Maraykanka kordhinta miisaaniyadda difaaca ilaa iyo $1.5 tiriliyan, taas oo noqonaysa ballaarintii ugu weynayd ee nooceeda ah tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka.

Tani ayaa waxaa kamid ah maalgelinta nidaamka difaaca gantaallada ee loo yaqaan ‘’Golden Dome’’ oo uu soo jeediyay maamulka Trump iyo sidoo kale xoojinta warshadaha dhismaha maraakiibta ciidamada badda ee gudaha oo ay ku jiraan maraakiibta dagaal oo cusub ee loo bixiyay ‘’Trump’’.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here