Soomaali lagu qabtay dahab ku kacaya $4.2 Milyan ayaa Hindiya lagu xiray .

0
16

Axad 12 April 2026 {HMC} Booliiska Hindiya ayaa Magaalada Mumbai ku xiray 26 ruux oo Soomaali ah oo 23 kamid ah ay Dumar yihiin kuwaas oo lagu qabtay 29.4 Kiilo garaam oo Dahab ah oo lacagtooda lagu qiyaasay $4.2 Milyan oo doollar sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan.

Dadkaan ayaa la xiray maadaama ay ka tallaabeen xeendaabka xadiyaya qiimaha loo ogol yahay dahabka in la geiyo Dalkaas, Dowladda Hindiya ayaa la wareegtay dhammaan dukumiintiyadooda iyo hantidii kale ay wateen.

Sii dayntooda waxaa la sheegay in ay ku baxayso lacag dhan $46,000 waxaana hantidooda la wareegaysa Dowladda sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan, inkasta oo aan la ogayn in dadkaasi ay bixin doonnaan lacagtaas lagu sii daynayo iyo in kale.

Hindiya waxaa qaali ka ah qiimaha Dahabka, halka Kenya oo ay ka safreen Dadkaan uu ka qiimo hooseeyo, Xukuumadda New Delhi ayaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here