Axad 26 april 2026 {HMC} Taliyihii ugu horeeyay ee soo Mara Ciidanka Xogga ee taga Waajid noqonaa S/Guuto Ibaraahim Madamed Maxamuud. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin Magaalada waajid ee Gobolka Bakool.t
Ujeedka Safarka Taliyaha Ciidanka XDS uu ku gaaray Magaalada Waajid ayaa daarnaa Dar dargalinta Howlgalo ka dhan ah Maleyshiyaadka Nabadiidka ah iyo Dhiiraglinta geesiyaasha Xoogga Dalka
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan waajid ayaa Taliyaha ugu warbixiye xaaladda amni, guulaha laga gaaray dagaalka
Gen Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay Geesiyaasha ayaa Faray in loo baahan yahay sidii loo xoojin lahaa Howlgalada lagu Ciribtirayo Maleyshiyaadka nabadiidka ah.




