Madaxweyne Trump “Iiraan waxa ay dooneysaa in Cunaqabateynta laga qaado”-

0
4

Arbaco 29 april 2026 {HMC} Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa markale ku celiyey in Iiraan ay dooneyso in xannibaadda laga qaado, taas oo ku tilmaamay waddan burburay oo dalabaad sameenaya, “dalkan burburay waxa uu Washintong weydiisanayaa in laga qaado cunaqabateynta saaran badaha iyo dekadaheeda sida ugu dhaqsaha badan” ayuu yiri Trump.

Dhawaan ayey markii uu baaqday wareeggii labaad ee wada-hadallada Maraykanka iyo Iiraan oo ahayd in ay ka qabsoomaan Isaalamabaad ee dalka Pakistaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here