Afhayeen u hadlay ururka Xamaas oo War Cusub Soo saaray.

0
32

Talaado, Oct 14, 2025 {HMC} Afhayeen u hadlay ururka Xamaas oo lagu magacaabo Hazem Qassem, ayaa hadal uu soo saaray oo warbaahinta Quds News ay baahisay , wuxuu ku sheegay;

Dilka ay maanta ciidanka Israaiil u geysteen dhowr qof oo reer Qasa ah, iyagoo adeegsanaya duqeymo cirka ah iyo rasaas toos ah, waa jebinta heshiiska xabbad-joojinta.

Mar kale, waxaan ugu baaqeynaa dhammaan dhexdhexaadiyeyaasha inay la socdaan ficillada Israa|l, oo ay hubiyaan inay dhaqangeliso waajibaadkeeda ku aadan dhammaadka dagaalka Qasa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here