spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo bilaabay bixinta Shatiyada Caymiska.

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo bilaabay bixinta Shatiyada Caymiska.

0
19

Talaado 27 Jun 2026 {HMC} Sida uu ku sheegay War-Saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Dhexe ee Soomaaliy, Bankiga ayaa si rasmi ah u billaabay bixinta shatiyadii ugu horreeyay ee la siiyo shirkadaha bixiya adeegga Caymiska Islaamiga ah ee loo yaqaan

“Takaful”. Tallaabadan taariikhiga ah waa mid lagu nidaaminayo adeegga caymiska dalka, kaas oo waafaqsan mabaadi’da caymiska shareecada Islaamka iyo hannaanka korjoogteyta adeegga caymiska ee casriga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here