spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Booliiska Turkiga oo baahiyay howlgal ka dhacay koonfurta gobolka Hatay.

Booliiska Turkiga oo baahiyay howlgal ka dhacay koonfurta gobolka Hatay.

0
36

Khamiis 11, Nov 2025 {HMC} Booliiska Dowladda Turkiga ayaa baahiyay howlgal ka dhacay koonfurta gobolka Hatay oo ay ku soo qabteen nin saddex sanno baxsad ahaa oo maxkamaddii 77 sanno oo xabsi ah horey ugu xukuntay, isagoo lagu helay khiyaano qaran.

Ciidanka Booliiska Dalka Turkiga ayaa ninkan gacanta ku dhigay iyagoo isku ekeysiiyay kooxaha adeegga guryaha geeya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here