spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Booliska Soomaaliya oo sheegay in gacanta lagu dhigay askar dhac ka geysatay...

Booliska Soomaaliya oo sheegay in gacanta lagu dhigay askar dhac ka geysatay .

0
37

Axad 31, Aug 2025 {HMC}  Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgalo ka kala dhacay Ceelasha Biyaha iyo Dayniile ku soo qabtay kooxo burcad ah oo ku eedeysan inay khal-khal geliyeen amniga iyo dhac u geysteen dadka shacabka ah.

Howlgal ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha, Ciidanka ayaa gacanta ku soo dhigay saddex eedeysane oo kala ah:

Dable X.G.D. Nuur Muxiyadiin,

Dable X.G.D. Yaasiir Cali Abukar,

Cabdi Kaafi Ibraahim Shariif.

Eedeysanayaashan ayaa lagu tuhunsan yahay falal amni darro iyo dhac, waxaana lagu wareejiyay hay’adaha garsoorka si loogu qaado tallaabo sharci ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here