spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Booliska Soomaaliyeed oo Xiray toddobo dhalinyaro ah oo Naftooda Halis giliyay.

Booliska Soomaaliyeed oo Xiray toddobo dhalinyaro ah oo Naftooda Halis giliyay.

0
40

Isniin, 29 Sep 2025 {HMC} Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay toddobo dhalinyaro ah, kuwaas oo ku kacay Falal halis galinaya naftooda iyo tan bulshada.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay digniin adag u dirayaan dhammaan dhalinyarada inaysan garoomada iyo goobaha kale ee bulshada la soo gelin wax kasta oo dhaawac ama dhibaato u horseedi kara naftooda iyo tan bulshada.

Tooreeyada, sakiimaha, iyo wixii lamid ah waa ka mamnuuc garoomada iyo goobaha kale ee dadweynaha, Qof kasta oo lagu helo isagoo ku kacaya fal khatar gelinaya naftiisa iyo tan dadka kale waxaa laga qaadi doonaa tallaabo adag oo sharciga waafaqsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here