Jimco 06, Sep 2024 {HMC} Soomaalida shidaalka u kala qaada dalalka Bariga Afrika oo maalintii labaad lagu haysto xadka labada Suudaan .
intii ay joogeen Xadka Labada Suudaan ayaa la dilay mid kamid ah Soomaalidii halkaas ku xayirnaa mudadad Labada Maalin ah.



