Brahim Diaz oo Hal arin ka raali giliyay Dadka reer Morocco.

0
20

Isniin 19-Jun 2026 {HMC} Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Morocco Brahim Diaz ayaa raaligelin siiyay qarankiisa iyo taageerayaashiisa ka dib markii uu seegay ama cunay rigoore muhiim ah ciyaartii kama dambeysta ahayd oo u dhaxeysay Senegal iyo Marococo ee AFCON 2025.

Brahim Diaz Hadii uu dhalin lahaa Goolkaas waxa ay suurta gelin lahayd Xulka Kubada cadta Morocco in ay ku guuleysato koobkeedii ugu horreeyay ee AFCON muddo 50 sano kadib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here