Cali Guudlaawe oo magacaabay Xeer-ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle.

0
127

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Xeer-ilaaliyaha Guud ee dowladda Hirshabeelle.

Wareegtada uu soo saaray madaxweynaha Hirshabelle ayuu ugu magacaabay Mudane Garyaqaan Garaad Axmed Caddow in uu noqdo Xeer-ilaaliyaha Guud ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here