Isniin, Oct 13, 2025 {HMC} Ciidamada Pakistan ayaa heegan buuxa la galiyay xadka uu la wadaago Dalka Afgaanistaan kadib dagaaladii dhawaan halkaas ka dhacayn
Dhaq dhaqaaqii Ganacsiga ee ka jiray Xaduuda ay wadaan Afgaanistaan iyo Bakistaan ayaan durbababa istaagay istaagay, sida ay warisay Wakaalada Wararka ee Reuters.






