spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Ciidanka Booliska Garasbaaley oo gacanta ku dhigay eedeysanayaal lagu qabtay fal dhac...

Ciidanka Booliska Garasbaaley oo gacanta ku dhigay eedeysanayaal lagu qabtay fal dhac ah.

0
42

Jimco 24, Oct 2025 {HMC} Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Saldhigga Garasbaaley, ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysanayaal lagu qabtay fal dhac ah oo ay ka geysanayeen degmada Garasbaaley, waaxda Siinka-dheer.

Eedeysanayaasha ayaa haatan ku jira gacanta Booliska, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda awoodda u leh si sharciga loo waafajiyo.

Sida uu ku baahiyay bartiisa facebook Afayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya Abdifatah Adan Hassan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here