Sabti 30, Nov 2024 {HMC} Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Jubbaland oo kulan wadatashi ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyay go’aannadii xukuumadda ee ku aadanaa Jubbaland.