{DAAWO MUQAALKA} Askartii Rasaasta ka riday Xafladii Hiiraan State oo xabsiga la dhigay.

0
147
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Afayeenka ciidamada Booliska Soomaaliya oo Shir jaraaid qabtay ayaa si adag uga hadlay rasaasta lagu dabaal dago ee xalay laga riday Magaalada Muqdisho.
“Rasaas Nool magaalada lagama ridi karo,Dadkii xalay rasaasta ridayna waa lasoo xiray,wixii xalay dhacayna iyaga ayaa masuuliyadooda qaada”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here