{DAAWO MUQAALKA} Booliska oo Xiray Nin Muuqaalo Anshax Xumo ah ka Duubay Gabdho Soomaaliyeed.

0
9

Isniin 08, Dec 2025 {HMC} Ciidamada Booliiska magaalada Jigjiga ee Caasimada Dowlad Deegaanka ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay inuu muuqaallo anshax xumo ka duubay, una geystay handadaad gabdho Soomaaliyeed oo kala nool meelo badan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here