spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Booliska Soomaaliya oo baafinaya dahab baadi ah

{DAAWO MUQAALKA} Booliska Soomaaliya oo baafinaya dahab baadi ah

0
304
Jimco December 1- 2023{HMC}  Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in 21-kii bishii Novembar ee sanadkan, qoys ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed ay degmada Deeynile gaar ahaan xaafadda Oodweyne ka heleen cadad dahab ah.

 

Waxay sheegeen in qoyskaas oo istimaalaya booliska Soomaaliyed in ay raadinayaan cidii iska lahayd dahabkaas.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here