spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUQAALKA} Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhawac oo ka dhacay Degmada Beergadiid...

{DAAWO MUQAALKA} Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhawac oo ka dhacay Degmada Beergadiid ee Gobolka Hiiraan

0
202

Talado, October -24- 2023-{HMC}  Faah Faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeeyso Weerar Sababay Dhimasho iyo dhawac oo ka dhacay saakay Degmada Beergadiid ee Gobolka Hiiraan. Dagaalkan waxaa uu udhaxeeyay Ciidamada Nabadsugida Gobolka Hiiraan iyo ciidamo hubeeysan oo qaab qabiil u abaabulana

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here