{DAAWO MUQAALKA} DFS “Hawada u dhaxaysa; Hindiya, Yemen, Itoobiya, Kenya iyo Seychells Soomaaliya ayaa gacanta ku haynaa.”

0
109

Arbaco 28 August 2024 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ay Hawada u dhaxaysa; Hindiya, Yemen, Itoobiya, Kenya iyo Seychells ayaan gacanta ku haynaa waxana ay intaas raaciyeen in ay awood u lee leedahay in ay ka celiyaan Diyaaradaha Sharcidarada Sameynaa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here