Sabti 17, Aug 2024 {HMC} Labo Askari oo ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la horkeenay Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya kuwaas oo ku edeysan dilka Askari kale.