{DAAWO MUQAALKA} DFS Wada hadalka Itoobiya wuxuu ku xiran yahay in ay ka laabato Is afgaradkii Somaliland.

0
120

Axad 01, Dec 2024 {HMC} William Ruto Madaxweynaha Dalka Kenya oo ka hadlayay Shir Madaxeedka 24-aad ee Caadiga ah ee Madaxda dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ku beegan sanad-guuradii 25-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii EAC ayaa sheegay in isaga, Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud, iyo Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay ka wada hadli doonaan si loo yareeyo xiisadda ka jirta Geeska Afrika.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here