spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo Maanta Baledweyne gaarsiisay gargaar loogu talo galay...

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo Maanta Baledweyne gaarsiisay gargaar loogu talo galay dadkii ka barakacay Fatahaada

0
159

Talado Nofembar 21, 2023 {HMC} D Hay’adda Maareeynta iyo Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaarsiisay gargaarkii ugu horeeyay ee loogu tala galay dadka ka barakacay Fatahaada ku dhufatay xaafadaha Baledweyne.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ugu magacaaban Hirshabeelle Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa deeqdaan kula wareegay gudaha garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here