spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Dagaalkii ka dhacay Jicibow iyo wararkii u danbeyay...

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Dagaalkii ka dhacay Jicibow iyo wararkii u danbeyay xaalada

0
181

Talado, October -24- 2023-{HMC} Wararka imaanaayo deegaanka jiciboow ee Dagmada Bulo burte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaayo in uu wali socdo Dagaalka u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda kuwa deegaanka iyo Al shabaab kaas oo bilaawday shalay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here